Wednesday, October 31, 2007

WAXAA DHAMAAN TAAGEERAYAASHA URURKA "READ/IQRA" LAGU WARGALINAYAA, KADIB MARKII LA MIDEEYAY MAMUULKII XAFIISKA BOORAMA, IN 14/10/2007 DIB LOO FURAY XAFIISKII URURKA EE IQRA /READ EE BOORAMA. HALKAA OO AY DIYAAR IDIINKU YIHIIN DHAMAAN GUDIGII FULINTA EE URURKA OO U MADAX KA YAHAY WALALKEEN OSMAN AXMED IBRAHIIM IYO WALALIHII FULINTA.

SIDA DARTEED, WAXAN KA CODSANAYAA DHAMAAN TAAGEERAYAASHA URURKA (DIBAD IYO GUDABA) IN AY SI TOOS AH ULA XIRIIRAN XAFIISKA URURKA OO TELFONKIISU YAHAY:
002522613290 iyo 351481,
AMA KAN MAMUULAHA XAFIISKA, SHEKH OSMAN AXMED IBRAHIIM OO AH: 0025224450839 MOBILE. AMASE E-MAILKA XAFIISHA OO AH info@readngo.org

HALKAA OO AAD KA HELI DONTAAN WIXII FAAHFAAHIN AH EE AAD U BAAHATAAN, WAXAA KALE OO AAN IDIN OGAYSIINAYNAA IN AAN MASUULIYADDA LACAGTA, LAGA BILAABO 14/10/2007, SAXEEXEEDA AY YEELANAYAAN:
1- SHEIKH OSMAN AXMED IBRAHIM - GUDOOMIYE K/XIGENKA
2- ABDILLAHI RABIILE - Admin & finance
3- OMAR IBRAHIM FARIID - ACCOUNTANT

WALAALAYAAL, SI AAN U ILAALINO NIDAAMKA IYO HABSAMI U SOCODKA HAWSHA, WAXAAN DHAMAANTIIN IDINKA CODSANAYNAA IN AAD SI TOOS AH ULA XIRIIRTAAN XAFIISKA IYO MAMUULKA GUDIGA FULINTA, SI AAD UGA BOGATAAN WIXII SU'AALO AH EE AAD QABTAN SHAQO WANAAGSAN

OSMAN DOUALE
GUDOOMIYAHA URURKA